Lukaku oo seegi kara kulanka Manchester Derby

luk

(Manchester) 27 Nof 2017. Romelu Lukaku  waxa uu seegi karaa kulanka Manchester Derby waa haddii ay ganaaxdo FA-ga kaddib markii uu darbeeyey Gaetan Bong.

Muuqaallo ayaa dhawr jeer qabtay Lukaku oo gumaarka la laadaya daafaca Brighton.

Lakukau waxa uu Bong la dagaalay muddo ay laba daqiiqo u dhexeyso.

Dhacdadaas ma uusan arkin garsoore Neil Swarbrick, balse hadda FA-ga waxa ay hayaan muuqallo di loo tixraaci doono.

Sidoo kale FA-ga waxa ay dib u eegi doonaa boog Note-ka Swarbrick   walow ay arkee muuqaalka.

lukaku (1)

Saddex kulan ayuu seegi doonaa Lukaku waxaana ka mid ah kulanka Manchesrer Derby ee bisha December.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close