Day: November 27, 2017
-
toos
TOOS u daawo: Atalanta vs Benevento – LIVE (Shaxda sugan)
Atalanta – Benevento Atalanta – Benevento Atalanta – Benevento Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Gunners oo 3 laacib oo muhim ah suuqa dhigaysa bisha Jannaayo
(London) 27 Nof 2017 – Arsenal ayaa ku tala jirta inay bisha Jannaayo iibiso ilaa 3 laacib, iyadoo sida uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Taageerayaasha Milan oo ku kala qaybsamay magacaabista Gattuso & Berlusconi oo aragtidiisa dhiibtey
(Milano) 27 Nof 2017 – Waxaa maanta is bedeley macallinkii kooxda AC Milan ee Vincenzo Montella oo ay saamaysay natiijo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Qalliinkii Gonzalo Higuaín oo lagu guulaystey
(Torino) 27 Nof 2017 – Kooxda Juventus ayaa xaqiijisay in lagu guulaystey qalliin lagu sameeyay Gonzalo Higuain balse lama sheegin…
Read More » -
Italy
Montella oo ku soo hadlay Twitter ka kaddib markii laga ceyriyay xilka AC Milan
(Milano) 27 Nof 2017. Vincenzo Montella ayaa ku soo hadlay baraha blushada kaddib markii dhawaan uun laga xayuubiyay xilka tababaranimo…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo ku jira xaaladii ugu xumeyd ee gool dhalinta muddo 7-sano kaddib
(Europe) 27 Nof 2017. Inkastoo Messi ku bilowday kal ciyaareedka qaab ciyaareed aad u wacan misane iminka wuxuu galay waqtigiisii…
Read More » -
Spain
“Waxaan doonayaa inaan arko BBC oo dib u wada ciyaaraya.”. Zidane
(Madrid) 27 Nof 2017. Gareth Bale ayaa dib u soo laabtay laguna wadaa inuu ciyaaro kulanka Copa del Rey ay…
Read More » -
Spain
Ousmane Dembele oo shaaciyay waqtiga uu tababarka ku soo laabanayo
(Barcelona) 27 Nof 2017 Ousmane Dembele ayaa shaaciyay waqtiga kama danbaysta ah ee uu dib ugu soo laabanayo tababarka kooxdiisa. Laacib…
Read More » -
England
“Guushii Burnley waxay nooga muhiimsanayd guushii Tottenham” – Laurent Koscielny
(London) 27 Nof 2017 Daafaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa sheegay in kooxdiisu ay muhiim u ahayd guushii ay ka gaartay Burnley…
Read More » -
Uncategorized1
Barcelona iyo Man City oo ku tartamaya daafac u ciyaara Real Sociedad
(Barcelona) 27 Nof 2017 Kooxaha Barcelona iyo Manchester City ayaa ku tartamaya saxiixa daafac u ciyaara kooxda Real Sociedad. The Sun…
Read More »