HORDHAC: Juventus vs Crotone

Juventus-vs-Crotone-Italian-Serie-A-LeagueLane-Predictions

(Turin) 26 Nof 2017. Juventus waxa ay soo dhaweyn doontaa Crotone kulan ka tirsa Serie A-ga.

Bianconeri waxa ay ololahan Napoli iyo Inter Milan kala kulmeysaa tartan aad u adag.

Hase ahaatee, kooxda Maxi Allegri wali kama rajo dhigin ku guuleysiga Scudetto.

SAFAFKA LA FILI KARO

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Gegida: Allianz Stadium

Saacadda Geeska Africa: 10: 45Pm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close