EPL: Sanchez oo daqiiqadii ugu danbaysay guul farta ka saaray Arsenal +SAWIRRO

(Burnley) 26 Nof 2017 Arsenal ayaa guul dirqi ah ka gaartay Burnley oo ay marti u ahayd kadib ciyaar ku soo idlaatay 0-1.

Alexis Sanchez ayaa guushaan u horseeday kooxdiisa kadib markii uu gool ku laad u dhaliyay daqiiqadii ugu danbaysay ee ciyaarta.

Labada kooxood ayaa ku guul daraystay inay goolal u badalaan fursado ay abuureen qaybtii hore, waxaana xusid mudan in Burnley ay biraha ka gaarcday Arsenal, waxaana lagu kala nastay 0-0.

Qaybtii labaad, tababare Wenger ayaa isbadal badan ku sameeyay ciyaartoydiisa, wuxuuna keenay Wilshere iyo Welbeck kuwaas oo wax wayn ka badalay weerarka Gunners.

 Alexis Sanchez drilled it low to the keeper's right to give Arsenal all three points

Dhamaadkii ciyaarta, Sanchez ayaa gool u badalay rigoore lagu galay Ramsey, wuxuuna ka dhigay natiijada ciyaarta 0-1.

Ciyaarta ayaana ku soo idlaatay 0-1 oo ay guushu ku raacday Arsenal, guushaan ayaa ka dhigaysa in kooxdu ay soo gashay booska 4-aad ee kala saraynta jadwalka horyaalka.

 Alexis Sanchez made no mistake from 12-yards to fire Arsenal into fourth

 Aarom Ramsey was pulled down by James Tarkowski in the area

 Johann Gudmundsson came closest to breaking the deadlock in the first half when he hit the post

 Jack Wilshere was brought on to spark some life into Arsenal's midfield

 Alexandre Lacazette was not getting much luck in front of goal

 Johann Gudmundsson smashed the post in the first period with Petr Cech beaten

 Arsene Wenger was braced for the cold in his trademark long coat

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close