EPL: Man United oo si dirqi ah uga adkaatay Brighton & Hove Albion +SAWIRRO

(Manchester) 25 Nof 2017 Manchester United ayaa guul dirqi ah ka gaartay kooxda Brighton & Hove Albion oo marti u ahayd, waxayna uga adkaatay 1-0.

Ciyaarta ayaa ku bilaabatay weerar iyo weerar celis, kooxda ka soo dalacday horyaalka heerka labaad ayaana soo bandhigtay qaab ciyaareed fiican.

Martial ayaa lagu galay qalad kadib markii lagu dhex jilaafay gudaha diilinta ganaaxa, balse garsooraha ayaa tilmaamay inaysan rigoore ahayn.

Ciyaartoyda Brighton & Hove Albion ayaa dhankooda isku dayay inay hogaanka u qabtaan ciyaarta laakiin qaybtii hore ayaa lagu kala nastay 0-0.

Qaybtii labaad, labada kooxood ayaa halkooda ka sii waday dadaalkii ay ugu jireen inay helaan goolka koowaad.

66 daqiiqo Daafaca Brighton ee Lewis Dunk ayaa gool iska dhaliyay kadib markii ay ku dhacday kubadd uu si xoogan u shuuday Ashley Young, wuxuuna ka dhigay natiijada ciyaarta 1-0.

Kooxda martida ah ayaa isku dayday inay iska soo gudo goolka laga dhaliyay laakiin uma suurogalin.

Ciyaarta ayaana ugu danbayntii ku soo idlaatay 1-0 oo ay guushu ku raacday kooxda Manchester United.

Romelu Lukaku displays huge relief as he celebrates with his Manchester United team-mates following Ashley Young's strike

Young's shot – deflected by Brighton and Hove Albion defender Lewis Dunk – broke the deadlock at Old Trafford

Brighton and Hove Albion striker Glenn Murray speaks with referee Neil Swarbrick with the players unhappy with the goal

Zlatan Ibrahimovic continued his injury comeback for Manchester United with his first Premier League game of the season

Jose Mourinho looked less than impressed as he walked off the Old Trafford pitch following a scrappy victory

Manchester United striker Marcus Rashford is forced to jump over Brighton star Lewis Dunk after a sliding tackle

Paul Pogba attempts to work his way past Brighton star Davy Proper as part of the first-half action at Old Trafford on Saturday

Rain pours down on the Old Trafford pitch as Brighton and Hove Albion successfully defend a Manchester United corner

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close