CAGLIARI VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Cagliari) 25 Nof 2017 – Kooxda hawada maraysa ee Inter Milan ayaa caawa fiidkii ka ballansan guriga kooxda Cagliari oo ka dhisan gasiiradda Sardinia.

Dhanka Cagliari: Waxaa ka maqnaan doona Sau oo aan wajahaynin kooxda Inter kaasoo todobaadkii tegey oo idil kaligii tababaranayay. Weerarku waa joogga Joao Pedro-Pavoletti.

Dhanka Inter: Wuxuu Spalletti shaki uga jiraa midkii safan lahaa Nagatomo iyo Santon oo dib u curasho sameeyay. Gagliardini ayaa ka cad cad Brozovic.

KAYDKA

  • 28 CRAGNO, 26 CROSTA, 2 VAN DEL WIEL, 23 CEPPITELLI, 24 CAPUANO, 7 COSSU, 4 DESSENA, 17 FARIAS, 9 GIANNETTI, 12 MIANGUE, 36 MELCHIORRI, 29 DAGA
  • 27 PADELLI, 46 BERNI, 13 RANOCCHIA, 21 SANTON, 29 DALBERT, 7 CANCELO, 10 JOAO MARIO, 77 BROZOVIC, 17 KARAMOH, 23 EDER, 99 PINAMONTI

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Deiola, Sau
  • Vanheusden

B

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close