Day: November 25, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Cagliari vs Inter Milan 1-3 (Icardi oo Cagliari u atooreeyay)
Cagliari: Rafael; Romagna, Ceppitelli, Andreolli; Faragò, Ionita, Cigarini, Barella, Padoin; Pavoletti, Joao Pedro Inter: Handanovic; D’Ambrosio, Skriniar, Miranda, Santon;…
Read More » -
Spain
La Liga: Real Madrid oo guul ka gaartay Malaga xili uu shabaqa gaaray Ronaldo +SAWIRRO
(Madrid) 25 Nof 2017 Real Madrid ayaa guul muhiim ah ka gaartay Malaga oo marti u ahayd, waxayna ugu awood sheegatay…
Read More » -
England
EPL: Man United oo si dirqi ah uga adkaatay Brighton & Hove Albion +SAWIRRO
(Manchester) 25 Nof 2017 Manchester United ayaa guul dirqi ah ka gaartay kooxda Brighton & Hove Albion oo marti u ahayd, waxayna…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Liverpool vs Chelsea 1-1 (Blues oo Reds baydkeeda ku barbarraysay)
TOOS Anfield Liverpool: Mignolet, Gomez, Matip, Klavan, Moreno, Oxlade-Chamberlain, Henderson, Milner, Salah, Sturridge, Coutinho. Kaydka: Karius, Wijnaldum, Firmino, Mane, Lallana, Robertson, Alexander-Arnold.…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Real Madrid vs Malaga 3-2 (Real oo rafaad ku ribixday)
Real Madrid – Malaga Real Madrid – Malaga Real Madrid – Malaga Gool FM
Read More » -
toos
XOG: Garoonka ay dhisanayso kooxda AS Roma oo ugu dambayntii ogolaanshihii helay?
(Roma) 25 Nof 2017 – Garoonka Stadio della Roma ayaa ugu dambayn u muuqda mid nalka cagaaran loo shidayo si…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Manchester United vs Brighton 1-0 (Man U oo gool madi ah markale ku badisay)
Manchester United – Brighton Manchester United – Brighton Manchester United – Brighton Gool FM
Read More » -
Wararka
Messi: City iyo PSG waa kooxaha ugu wacan hadda
(Catalonia) 25 Nof 2017. Xiddigga Barcelona Lionel Messi waxa uu qiray in iminka kooxaha saadaasha la dul dhigi karo ay yihiin…
Read More » -
Wararka
Cantona: Waxaan Manchester United u doorbidi lahaa Guardiola in uu tababbare u noqdo
(Manchester) 25 Nof 2017. Leyliyaha Mancehster City Pep Guardiola ayaa ahaa midka ku hoboonnaa qabashada xilka Mancehster United marka loo eego…
Read More » -
Wararka
Milan oo sahan u dirsatay Dembele
(Milan) 25 Nof 2017. Milan waxa ay sahan daawada u dirtay weeraryahanka Celtic Moussa Dembele kulankii ay 7-1 guuldaradda ah ay…
Read More »