Suarez oo Kobta Dahabka Guddoonsiiyay Lionel Messi…(SAWIRRO+MUUQAAL)

(Spain) 24 Nof 2017. Lionel Messi ayaa la guddoonsiiyay abaal marinta Kobaha dahabka ee gool dhaliyaha ugu sarreeya horyaalka La Liga kaddib 37-gool uu ka dhaliyay La Liga kal ciyaareedkii tagay.
Abaal marinta ayaa waxaa laacibka reer Argentina guddoonsiiyay saaxiibkii Luis Suarez.
Waxay ka dhigan tahay in Messi uu markii afaraad ku guuleysanayo Kobaha Dahabka wuxuuna soo bar bareeyay Cristiano Ronaldo.
MUUQAAL+SAWIRRO:
From Golden Shoe winner to Golden Shoe winner@LuisSuarez9 👉 Leo #Messi
👍 #MessiIsGold pic.twitter.com/9waM2LoJIU— FC Barcelona (@FCBarcelona) November 24, 2017
Gool FM.