Sidee u muuqan lahaayeen RAGGA ugu caansan kubbada cagta Haddii ay DUMAR ahaan lahaayeen?!!

dd

(World) 24 Nof 2017. Oh my Goal ayaa sameysay Muuqaal shaac baxay oo Maad Leh.

Waxay soo ururisay sawirada xiddigaha ugu caansan kubbada cagta isla markaana ka dhigtay Dumar.

Haddaba EEG sida ay u muuqan lahaayeen Laacibiinta ugu caasan Kubbada cagta haddii ay Haween ahaan lahaayeen.

DAAWO kee ugu shidan:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close