Laacibiinta Real Madrid oo gawaari ku tartamay & laacibkii guulaystey + Sawirro xul ah

(Madrid) 24 Nof 2017 – Laacibiinta kooxda Real Madrid ayaa ka qayb galay munaasabad iidheh ah oo loo sameeynayay sharikadda gawaarida farsamaysa ee reer Jarman ee Audi.

Waxaa laacibiinta Real lagu tartansiiyay gawaarida ay farsamayso sharikaddaasi oo laakiin loogu tartamayo qaab aanu qofku farsamo ahaan gaarigii saarnayne ciyaar gacmeed ah.

Haddaba yaa ku guulaystey? Waxaa ugu xawaare dheereeyay laacibka daafaca ka dheela ee Carvajal.

b b0 b1 b2 b3 b4 b5 b6 b7 b9 b11 b12 b13 b15 b16 b18 b19 b20 b22 b23 b24 b25 b26 b27 b29 b30 b31 b32 b34 b35 b37 b39 b40 b41 b44 b45 b46 b47 b48 b49 b50 b51 b52 b53 b56 b57 b58 b59

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close