André Silva oo EL ka sameeysay arrin uusan horay u samayn laacib Milan ah + Sawirro

(Milano) 24 Nof 2017 – Laacibka André Silva ayaa xalay laba gool ku lahaa kulankii ay Milan 5-1 kaga badisay Austria Vienna, waxayna taasi André Silva ka dhigaysaa mid Rossonero dhanka Europe League uga dhaliyay 8 gool oo iskugu jira wareeg horaadka iyo wareegga guruubyada.

Laacibkan reer Portoghese ayaana sidaa ku noqday laacibkii ugu fiicnaa heerkan oo kale marka dib loo eego taariikhda Milan ee Europa League, wuxuuna ka sare maray Pietro Paolo Virdis, kaasoo koobkan oo xilligaasi la dhihi jirey Coppa Uefa 6 gool ka dhaliyay fasalkii 85-86.

b13 b17 b15 b19

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close