“Waa wax aad u adag in Keydka la dhigo Messi.”.

mesii

(Europe) 23 Nof 2017. Qofkasta ayay la yaab ku noqotay in keydka la  dhigo Lionel Messi ciyaartii xalay ay Barca bar- baraha 0-0 Talyaaniga kula soo gashay Juventus tartanka Champions League.

Tababare Ernesto Valverde ayaa qiray inuu ahaa go’aan aad u adag in keydka lagu soo bilaabo xiddiga 5-ta jeer ku guuleystay abaal marinta Ballon d’Or ee laacibka ugu fiican kubbada cagta adduunka.

Lio ayaa soo galay ciyaarta qeybta labaad iyadoo ay si wayn ugu sacbo tumeen taageerayaasha Juventus.

Valverde was vindicated as Barcelona secured a 0-0 draw to ensure they top the group

“Aad ayay u adkeyd in keydka la dhigo Messi.” Valverde ayaa sidaa yiri ciyaarta kaddib.

“Messi wuxuu ciyaaray kulamo badan wuxuuna u baahday Nasiino.

“Wuxuu soo galay qeybta labaad ee ciyaarta.

“Waxyaabahani waa waxyaabaha ka dhaca gudaha kooxda oo uu la tacaalo tababaraha.”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close