Sida loo kala sarreeyo gool dhalinta Champions League-ga

Real Ronaldo

(London) 23 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa wali hogaaminaya gool dhalinta Champions League-ga waxa uuna leeyahay 8 gool.

Ronaldo ayey u suurtgashay qabashada hogaanka gool dhalinta Champions League-ga kaddib markii uu laba gool ka dhaliyey kooxda reer Qubrus ee Apoel.

Top Scorer

Dhinaca kale waxaa iyana tartanka ku jira xiddiggo uu ka mid yahay Harry Kane oo 6 leh.

GUJI HALKAN SI AAD UGA BOGATO SIDA LOO KALA SARREEYO

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close