EL: ACM VS AUS 5-1…Kooxda Milan oo usoo baxday wareegga 32-ka EL + Sawirro

(Milano) 23 Nof 2017 – Kooxda AC Milan ayaa usoo gudubtey wareegga 32-ka tartanka Europa League kaddib markii ay 5-1 dirtay kooxda Austria Vienna kaddib markii ay kasoo kabatay khalad uu sameeyay  Leonardo Bonucci.

Goolasha Milan waxaa min 2 ku lahaa Andre Silva iyo Patrick Cutrone, halka uu midka kale ku khatimay laacibka Riccardo Rodriguez.

Kooxda AC Milan ayaa sidaa 11 ugu hoggaaminaysa guruubkeeda iyadoo kulankan uga soo kabanaysa niyad jabka ka haysta horyaalka Serie A-da, waxaana sidoo kale kulankan wacdaro ka dhigay Silva oo 6 gool dhaliyay 5 kulan oo rasmi ah oo uu saftay EL.

¨b3 b B b1 b2 b3 b4 b6 b7 b8 b9 b10 b11 b13 b14 b15 b17 b18 b19 b20

B

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close