Kooxda AC Milan oo magacowday laacibiinta ay habeen ku wahayso Austria Viena

(Milano) 22 Nof 2017 – Kooxda AC Milan ayaa ku dhawaaqday kooxda ay habeen dambe ku wajihi doonto kooxda Austria Viena oo ay San Siro kula ciyaarayso kulan ku tirsan EL, waxaase ka maqan Suso, Alessio Romagnoli iyo Ignazio Abate.

Vincenzo Montella ayaa magacaabay koox ka kooban 20-nin, waxaana usoo noqday kubad qaabeeyaha reer Turki ee Hakan Calhanoglu oo ka maqnaa guuldarradii Axaddii ay 2-1 uga soo badisay Napoli ee hoos ka dhugo.

Kooxda Milan ee wajahaysa Austria Vienna: A Donnarumma, G. Donnarumma, Storari; Antonelli, Bonucci, Gomez, Musacchio, Rodriguez, Zapata; Biglia, Bonaventura, Borini, Calhanoglu, Gabbia, Kessie, Locatelli, Montolivo; Cutrone, Kalinic, Andre Silva

m2 b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close