DAAWO: Martial oo cardaandiqaha ka dhigay daafacyadda Germany, kahor inta uusan salixin goolkii Lacazette

France v Wales - International Friendly

(Paris) 15 Nof 2017. Weeraryahanka Manchester United Anthony Martial ayaa xalay muujiyey hibaddiisa xirfadeed mar kale kaddib markii uu ku dakeeyey daafacyadda Germany.

Martial waxa uu Kubadd ka helay gudaha xeyn-daabka Germany isaga oo sida albaabka u kala ballaqay daaficooda kaddibna ku taabo u sallaxay dhaliyaha Arsenal acazette.

Goolkaas waxa uu ka dhigay in wiilasha Deschamps hogaanka 1-0 ku qabtaan ciyaarta.

Matial waxa uu safka Manchester United ka yahay maqane jooge.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close