Taageerayaasha Talyaaniga oo caawa u dhexeeya cabsi & rajo + Sawirro maad ah

(Milano) 13 Nof 2017 – Taageerayaasha Talyaaniga ayaa caawa waxay rajadooda usoo bixitaanka KA3018 ku jirtaa haddii iyo haddii fara badan.

Taageerayaasha ayaa kulanka goor dhow bilaaban doona ee Italy-Sweden ku wajahaya rajo, cabsi iyo xitaa xifaalo ka dhan ah laacibiinta qaar iyo macallinka Azzurri, ee hoos ka daawo.

#Rimontiamoli:Halkan guji si aad u daawato sawirrada…

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close