Day: November 13, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Italy vs Sweden 0-0 (0-1) (Italia oo 59 sano kaddib ka hartay Koobka Adduunka)
Italy: Buffon; Barzagli, Bonucci, Chiellini; Candreva, Parolo, Jorginho, Florenzi, Darmian; Immobile, Gabbiadini Kaydka: Donnarumma, Perin, Rugani, Astori, Zappacosta, Gagliardini, De…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Taageerayaasha Talyaaniga oo caawa u dhexeeya cabsi & rajo + Sawirro maad ah
(Milano) 13 Nof 2017 – Taageerayaasha Talyaaniga ayaa caawa waxay rajadooda usoo bixitaanka KA3018 ku jirtaa haddii iyo haddii fara…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CAAWA LOOMA KALA HARIN: Qaar ka mid ah qamaamuurta Talyaaniga oo ku sugan garoonka San Siro (Maldini oo maaliyadda Talyaaniga soo xirtey)
(Milano) 13 Nof 2017 – Caawa waxaa gegada San Siro kulan jilbaha la isula carraysanayo ku ballansan dalalka Talyaaniga iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inter Milan oo isha la raacaysa muluqa Federico Chiesa
(Milano) 13 Nof 2017 – Inter Milan ayaa sida lasoo sheegayo waxay safka sare uga jirtaa kooxaha cayrsanaya Federico Chiesa,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CIYAARTA QOYSKA: ”Xaaskayga Swedish-ka ah lama hadlin tan iyo Jimcihii” – Davide Ballardini
(Roma) 13 Nof 2017 – Macallinka Genoa ee Davide Ballardini ayaa daboolka ka qaaday inuusan la hadlin xaaskiisa Swedish-ka ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CAAWA COLTANKU CIYAAR KA BADAN: Imisa ayuu waayayaa Talyaanigu haddii uu ka haro Koobka Adduunka 2018?
(Roma) 13 Nof 2017 – Gegada caanka ah ee San Siro waxaa caawa taagan tareenka ugu dambeeya ee ay Talyaanigu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SHIRKA SAAMILEEYDA: Maxay Milan ka damacsan tahay suuq-jiilaalka Jannaayo?
(Milano) 13 Nof 2017 – Marco Fassone ayaa sheegay inaysan Milan laacibiin cusub lasoo wareegaynin suuq-jiilaalka Jannaayo “ilaa aad daruuri…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
ITALY VS SWEDEN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!
(Milano) 13 Nof 2017 – Xulka Talyaaniga ayaa caawa dalka Sweden ku wajahaya kulan dhali ama dhimo ah kaasoo ay…
Read More » -
France
Julian Draxler oo beeniyay inuu badal u noqonayo Ribery
(Paris) 13 Nof 2017 Julian Draxler ayaa beeniyay inuu badal u noqonayo Franck Ribery kaas oo laga yaabo inuu ka tago…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Waxaan u mahad celinayaa Benzema waayo isagaa u sabab ah inaan ku biiro Man United.”.
(Europe) 13 Nof 2017. Michael Owen ayaa shaaca ka qaaday inay Man United la soo saxiixatay oo kaliya markii ay…
Read More »