Pogba oo bilaabay inuu Man United ka gacansiiyo saxiix wayn

pogba

(Manchester) 11 Nof 2017 Paul Pogba ayaa bilaabay inuu kooxdiisa ka gacansiiyo sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen saxiix wayn.

Xulka France ayaa xalay 2-0 uga adkaaday dhigiisa Wales, Pogba ayaana bilaabay inuu u hambalyeeyo dhamaan ciyaartoyda xulkiisa.

Agent Pogba leaves training to meet up with long-term Manchester United target

Metro ayaa daaha ka qaaday in Pogba uu si gaar ah xabadka u galiyay Antoine Griezmann isaga oo si gooni ah muddo ula hadlaayay.

Pogba ayaa u muuqday mid ku qalqaalinaya Antoine Griezmann inuu ku soo biiro Manchester United dhamaadka xiliciyaareed kaan.

Griezmann ayaa ku dhawaa inuu ku biiro Man United suuqii xaggaaga laakiin ganaaxii Atletico laga saaray dhanka suuqa ayaa sababay in laacibku uu iska sii jogo kooxdiisa.

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close