Xulka Talyaaniga oo u dhoofay Sweden + Sawiro

(Coverciano) 09 Nof 2017 – Xulka Talyaaniga ayaa habeenen dambe magaalada Stockholm ee dalka Sweden kula ciyaaraya dhiggooda Sverige.
Haddaba, xulka Talyaaniga ayaa kasoo ambabaxay xerada tababarka ee Coverciano iyagoo u duulay magaalada Stockolm.
Haddaba hoos ka eeg sawirrada xulka Azzurri oo ku baxaya baska ay farsamayso sharikadda Iveco oo Talyaaniga ka caawisa dhanka gaadiidka dhulka.
Gool FM