Muuqaalka garoonka casriga ah ee Friends Arena ee ay habeen dambe ku ballansan yihiin Sweden vs Italy + Sawirro

(Stockholm) 09 Nof 2017 – Habeen dambe waxaa gegada casriga ah ee Friends Arena ee magaalada Stockholm ee caasimadda Sweden ku ballansan xulalka Sweden vs Italy.
Labada xul ayay dhex taallaa ciyaar laba lugood ah oo toodii ku badisaa ay ugusoo baxayso KA2018 Ruushka ka dhacaya, waana markii ugu horreeysey ee Azzurri ciyaaraan kulan kala bax ah tan iyo 1997-kii.
Hadabba, aynu idinka dherjinno muuqaallada garoonka casriga ah ee ay habeen dambe ku qabsoomayso lugta hore ee ciyaarta Sweden vs Italy.

Gool FM