SAWIRRO: Twitter oo kordhiyay tirada xarfaha lagu qori karo & sida ay uga jawaabeen kooxaha kubadda cagtu

(Nyon) 08 Nof 2017 – Twitter-ka ayaa ugu dambayn kordhiyay tirada xarfaha uu adeegsan karo qofka wax soo dhigaya boggiisa Twitter-ka.

Haddaba, kooxaha kubadda cagta ayaa siyaabo kala duwan usoo dhoweeyay kordhinta xarfaha Twitter-ka, tusaale ahaan, Man City ayaa sheegtay inay soo qori karto magaca Aguero oo dheer, sidoo kale koontada CL ayaa sidoo kale yeeshay.

Yeelkeede, AC Milan ayaa sheegtay inay hadda kaddib boos u helayso inay soo wada qorto dhamaanba intii koob ee ay qaadday, balse PSG ayaa kaliya soo qortay BUUUUUUUUUUUU.

b b1 b2 b3 b4 b5

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close