Serie A oo markii ugu horreeysey la ciyaari doono fasaxa jiilaalka (Jadwalkii oo lasoo saaray)

(Roma) 08 Nof 2017 – Serie A ayaa ku dhawaaqday taariikhda kulamada la ciyaari doono bisha soo aaddan ee Diseembar ilaa horraanta Jannaayo iyadoo ay maamulka Serie A markii ugu horreeysey ogolaadeen in horyaalka la ciyaaro xilligii uu caadiyan fasaxnaan jirey iyagoo taa beddelkeeda doortay inay nastaan inta u dhaxaysa Jannaayo 7 ilaa 20-ka.

Haddaba, hoos ka eeg maalmaha la ciyaari doono:

Week 18

Friday December 22: Chievo-Bologna (17:00 GMT), Cagliari-Fiorentina (19:45

Saturday December 23: Lazio-Crotone (11:30), Milan-Atalanta (17:00), Juventus-Roma (19:45)

Week 19

Friday December 29: Crotone-Napoli (19:45)

Saturday December 30: Fiorentina-Milan (11:30), Inter-Lazio (17:00), Verona-Juventus (19:45)

Week 20

Friday January 5: Chievo-Udinese (17:00), Fiorentina-Inter (19:45)

Saturday January 6: Torino-Bologna (11:30), Roma-Atalanta (17:00), Cagliari-Juventus (19:45)

Week 21

Sunday January 21: Atalanta-Napoli (11:30), Caglliari-Milan (17:00), Inter-Roma (19:45), Juventus-Genoa (19:45)

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close