Day: November 8, 2017
-
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Twitter oo kordhiyay tirada xarfaha lagu qori karo & sida ay uga jawaabeen kooxaha kubadda cagtu
(Nyon) 08 Nof 2017 – Twitter-ka ayaa ugu dambayn kordhiyay tirada xarfaha uu adeegsan karo qofka wax soo dhigaya boggiisa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: ”Horta yaa adiga TV ku fariisiyay!!” – Vieri & Lineker oo ay ka tafatay! (Maxay isku maageen?)
(Roma) 08 Nof 2017 – Karim Benzema ayaa dabcan maraya maalmihii ugu xumaa waayihiisa ciyaareed isagoo dhaleecayn ka wajahaya taageeyayaasha…
Read More » -
Ameerika
Maradona oo la moollaystey madaxwaynaha Venezuela Nicolás Maduro + Sawirro
(Caracas) 08 Nof 2017 – Cabqarigii kubadda cagta ee Diego Maradona oo lagu naanayso Pibe de Oro ayaa caasimadda Venezuela…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Serie A oo markii ugu horreeysey la ciyaari doono fasaxa jiilaalka (Jadwalkii oo lasoo saaray)
(Roma) 08 Nof 2017 – Serie A ayaa ku dhawaaqday taariikhda kulamada la ciyaari doono bisha soo aaddan ee Diseembar…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Milan waxay u baahan tahay 3-4 laacib oo waawayn, waxaan u xiisay San Siro oo ku daawanayso 80 kun” – Marcel Desailly
(Paris) 08 Nof 2017 – Halyeeygii AC Milan ee Marcel Desailly ayaa sheegay inay Milan weli u baahan tahay “inay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Waan Google gareeyay Sampdoria, waan jeclahay inaan Juve gool ka dhaliyo” – Icardi
(Milano) 08 Nof 2017 – Mauro Icardi ayaa daadiyay sirta ku jirta ka tegistiisii Barcelona oo uu usoo waydaartey kooxda…
Read More » -
Spain
“Ma doonayo inaan ku aado Spain wareega Group-yada Koobka Adduunka.”. Messi
(World) 08 Nof 2017. Kabtanka xulka Argentina Lionel Messi ayaa sheegay inuu doonayo inuu ka fogaado in wareega group yada…
Read More » -
England
Dhakhtarka xulka Brazil oo warbixin ka soo saaray dhaawaca Coutinho
(Brazil) 08 Nof 2017. Kubbad qaabeeyaha Liverpool Philippe Coutinho ayaa la midoobay xulka Brazil inkastuu qabo dhaawac muruqa ah. Dhakhtar…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo aad uga carreysan Isco
(Madrid) 08 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu aad uga xanaaqsan yahay saaxiibkii Isco maadaama uu u mahad…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo u sheegay Zidane in Bale aan lagu soo bilaabin kulanka Derby Madrid
(Madrid) 08 Nof 2017 Xiddiga reer Portugal ayaa u gudbiyay tababare Zidane ra’yigiisa ku aadan qaabka ay uga adkaan karaan Atletico…
Read More »