Xiddigaha AC Milan ee hadda & horraan oo sagootiyay Andrea Pirlo + Muuqaal & Sawirro

(New York) 07 Nof 2017 – Cabqarigii kubadda cagta ee Andrea Pirlo ayaa shalaytoole si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ciyaaraha ka fariisanayo isagoo baraha bulshada soo dhigay farriin uu ugu mahadcelinayo dhamaanba kooxihii uu soo maray.

Haddaba, waxaa markiiba iska soo daba dhacayay farriimo ka kala imanayay laacibiintii ay jookarkan isla soo qaateen waayaha ciyaareed oo uu inta badan kusoo qaatay kooxda wayn ee AC Milan ee hoos ka akhri farriimohooda.

Nocerino ayaa sagootiyay Pirlo iyo Kakà: “Halyeeyo” ayuu ku tilmaamay.

Halkan ka daawo muuqaal

b1 b2 b4 b5 b6 b8 b9 b11 b12 b13 b19

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close