Real Madrid oo dib u helaysa afar laacib oo muhiim ah ka hor kulanka Derby Madrid

Image result for Bale, Varane and Carvajal

(Madrid) 07 Nof 2017 Tababare Zidane ayaa helaya war farxad leh xili kooxdiisu ay wajihi doonto Atletico Madrid marka laga soo laabto ciyaaraha xulalka.

Marca ayaa baahisay in Real Madrid ay dib u helayso ka hor kulanka Derby Madrid ciyaartooy muhiim ah oo dhaawac uga maqnaa waqtiyadii u danbeeyay.

Manchester-United-Real-Madrid-Gareth-Bale-Transfer-News-1019436

Dani Carvajal, Gareth Bale, Keylor Navas iyo Raphael Varane ayaa la qorsheeyay inay taam u noqdaan kulanka Atletico Madrid.

Warkaan ayaa farxad u ah tababare Zidane kaas oo wajahay dhibaato culus kadib guul darooyinkii is xig xigay ee Girona iyo Tottenham.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close