Lampard oo loo wado xilkii uu banneeyey Emenalo

frank lampard

(London) 07 Nof 2017. Halyeyga Chelsea Frank Lampard ayaa loo wadaa xilkii uu banneeyey Michael Emenalo.

Nigerian-ka waxa uu iska casilay jagaddii agaasinka farsamadda kaddib kulankii Chelsea iyo United.

Waxaa hadda xilka sii hayn doonta  Marina Granovskaia oo aad ugu dhaw Roma Abramovich.

Isku dhac  isaga iyo Antonio Conte ah ayaa loo aaneenayaa is casiladdiisa.

Daily Express waxa ay qortay in Frank Lampard loo magacaabi doono jagadaas.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close