Day: November 7, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Xiddigaha AC Milan ee hadda & horraan oo sagootiyay Andrea Pirlo + Muuqaal & Sawirro
(New York) 07 Nof 2017 – Cabqarigii kubadda cagta ee Andrea Pirlo ayaa shalaytoole si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
UEFA oo FIFA kala xaajoonaysa sidii loo caalamiyayn lahaa tartanka cusub ee UEFA Nations League
(Nyon) 07 Nof 2017 – Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa xaqiijiyay inay wada xaajood kula jiraan dhiggooda FIFA…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CODKII CABQARIYADA CIYAARTA: Zidane oo farriin sagootin ah u diray Pirlo
(Madrid) 07 Nof 2017 – Waxay labadan cabqari ee ay beri lahaan jirtey kubadda cagtu wada xiran jireen lambarka 21-aad…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo sharad ku galay in Messi uu ku garaacayo gool dhalinta horyaalka Spain
(Madrid) 07 Nof 2017 Cristiano Ronaldo ayaa la ogaaday sharad uu ku galay in Messi uu ku garaacayo gool dhalinta horyaalka…
Read More » -
England
Atletico Madrid oo qiimo qaali ah iyo laacib ku doonaysa Mohamed Salah
(Madrid) 07 Nof 2017 Atletico Madrid ayaa si wayn ula dhacsan qaab ciyaareedka Mohamed Salah uu ku soo bandhigayo Liverpool. Express ayaa…
Read More » -
England
Manchester United waa kooxda ugu Caajiska badan Premier League….(EEG Tiro-koobkan)
(England) 07 Nof 2017. Tiro koob la soo saaray ayaa sheegaya in Manchester United ay tahay kooxda ugu caajiska badan…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo dib u helaysa afar laacib oo muhiim ah ka hor kulanka Derby Madrid
(Madrid) 07 Nof 2017 Tababare Zidane ayaa helaya war farxad leh xili kooxdiisu ay wajihi doonto Atletico Madrid marka laga soo…
Read More » -
England
Walwal soo wajahay Arsenal kadib dhaawac soo gaaray Olivier Giroud
(London) 07 Nof 2017 Weerar yahanka Arsenal ee Olivier Giroud ayaa ku dhaawacmay tababarka xulkiisa France ka hor kulanka Wales. Olivier Giroud…
Read More » -
Italy
“Koob qaxwo ah ayaa iga xiga inaan heshiis cusub u saxiixo Juventus” – Giorgio Chiellini
(Torino) 07 Nof 2017 Daafaca Juventus ee Giorgio Chiellini ayaa cadeeyay in wax dhibaato ah aysan ka haysan inuu heshiis cusub u…
Read More » -
England
Arsene Wenger oo ugu danbayn ka tagaya Arsenal dhamaadka xiliciyaareed kaan haddii…
(London) 07 Nof 2017 Arsene Wenger ayaa ugu danbayntii diyaar u ah inuu baneeyo shaqadiisa kooxda Arsenal dhamaadka xiliciyaareed kaan haddii…
Read More »