Day: November 6, 2017
-
France
Unai Emery iyo Neymar oo kulmay si ay xal uga gaaraan khilaafkooda
(Paris) 06 Nof 2017 Wararka ka imaanaya Faransiiska ayaa sheegaya in tababare Unai Emery uu kulan la qaatay Neymar. Laacibka reer Brazil…
Read More » -
Spain
Marcelo oo u sheegay Benzema inuu is hagaajiyo
(Madrid) 06 Nof 2017 Daafaca Real Madrid ee Marcelo ayaa u sheegay Karim Benzema inuu is hagaajiyo kadib orintii ay ku oriyeen…
Read More » -
England
Gary Neville oo uga digay Conte inuu keydka ku sii haayo David Luiz
(London) 06 Nof 2017 Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa digniin u diray tababaraha Chelsea ee Antonio Conte. Tababaraha reer…
Read More » -
England
DEG DEG: West Ham oo xilka ka xayuubisay tababare Slaven Bilic
(London) 06 Nof 2017. West Ham ayaa ceyrisay tababaraheeda Slaven Bilic iyadoona la filayo inuu xilka qabto Flop kii hore…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo diiday in Manchester City lala barbar dhigo Barcelona iyo Bayern Munich
(Manchester) 06 Nof 2017 Tababaraha reer Spain ee kooxda Manchester City ayaa diiday in kooxdiisa haatan lala barbar dhigo kooxihii uu…
Read More » -
England
David Luiz lama galin oo kaliya Keyd ee si xun ayaa loo bahdilay ka hor kulankii Man United!!!
(London) 06 Nof 2017. David Luiz ayaa si lama filaan ah looga reebay shaxdii Chelsea ee xalay 1-0 uga adkaatay…
Read More » -
Italy
Juventus oo qorshaynaysa in Barcelona ay ku garaacdo saxiixa Philippe Coutinho
(Torino) 06 Nof 2017 Juventus ayaa qorshaynaysa in Barcelona ay ka dul qaado saxiixa kubadd sameeyaha Liverpool ee Philippe Coutinho. Sida lagu…
Read More » -
England
Laacib ka soo ciyaaray Premier League oo geeriyooday isagoo 25-jir ah
(Europe) 06 Nof 2017. Daaficii hore ee Stoke City Dionatan Teixeira ayaa geeriyooday isagoo 25 jir ah. Waxaa la tuhunsan…
Read More » -
England
“8-dhibcood waxba ma ahan, Premier League-na laguma guuleysto Bishan November.”.
(Manchester) 06 Nof 2017. Ander Herrera ayaa aaminsan faanoole fari kama qodna oo wuxuu taagan yahay 8-dhibcood waxba ma ahan…
Read More » -
England
“Si fiican ayuu i garanayaa sida dhulka la isugu tuuro.”. – Wenger oo furka ku tuuray Sterling
(England) 06 Nof 2017. Arsene Wenger ayaa caro kala dul dhacay weeraryahanka Manchester City Raheem Sterling kaddib rigooradii uu ku…
Read More »