HORDHAC: Real Madrid Vs. Las Palmas

Real-Madrid-vs-Las-Palmas-LaLiga-Pedictions-LeagueLane

(Madrid) 05 Nof 2017. Real Madrid aad ayey u carreysan tahay xilli Zidane cadaadisku ku sii kordhayo.

Labadii kulan ee ugu dambeey waa laga badiyey mana xamili doonaan dhac hor leh.

Maxaa ka cusub Real?

– Keylor Navas wali waxa uu la tacaalayaa dhaawacii uu ku maqnaa waxa ayna ka dhigan tahay in Kiko Casilla uu booskiisa wali ka sii dheeli doono

– Theo Hernandez waxa uu booska dadabka biddix la wadaagi doonaa Marcelo oo dhawaan

-Nacho waxa uu ka sii dheli doonaa isna booska Raphael Varane

– Dani Ceballos and Marco Asensio wey is bedeli doonaan

RAADRAAC

-Las Palmas 11 ka mida 12kii kulan ee ugu dambeeyey La Liga waa laga badiyey

-Real Madrid 27 ka mida 29kii kulan ee ugu dambeeyey lagama badin

SAFAFKA LA FILI KARO

Reallll

Gegida: Bernabeu

Saacadda Geeska Africa: 10:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Jose Sanchez

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close