PRUCE LEE VIVA ANCORA: Sawirro maad ah oo laga sameeyay haraatidii Patrice Evra (Daawo)

(Marseille) 03 Nof 2017 – Laacibkii hore ee kooxaha Man Utd iyo Juve ee Patrice Evra oo haatan u safta kooxda ka dhisan magaalo maarsada Marseille ayaa aad loo hadal hayaa saacadihii ugu dambeeyay.

Laacibka ayaan loo hadal haynin wax wanaagsan oo uu sameeyay balse wuxuu shaashadaha kasoo muuqday isagoo haraati noocii Bruce Lee ah ku dhufanaya taageere taasoo dadka soo xusuusisay laacibkii jaalkiis ahaa ee Eric Cantona.

Haddaba, warbaahinta ayaa iminka aad u hadal haysa arrintaasi oo iminka aad loogu qaadaa dhigayo baraha bulshada ee hoos ka dheeho.

Halkan GUJI si aad u daawato sawirrada…

b1 b2 b3 b4

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close