Kooxda Napoli oo baalasha looga rifay baraha bulshada + Sawirro

(Napoli) 02 Nof 2017 – Kooxda SSC Napoli ayaa waxaa xalay gurigeeda ku kala dirtay kooxda Man City oo 4-2 uga adkaatay, waxayna taasi furtay suurtagalnimo ku dhisan boqolleey sare oo muujinaysa inay Napoli kaba hari karto CL.

Haddaba, suurtagalnimadaas ah inay guruubyada ku hari karto kooxda Napoli oo loo arko koox ciyaarta kubad aad u qurxoon ayaa keentay inay taageerayaasha Talyaaniga gaar kuwooda lidka ihi ku maadsadaan.

Waxaana laga sameeyay memes tiro badan oo qosol miiran ah kuwaas oo baalasha looga rifayo kooxda Napoli ee hoos ka dheeho.

b b1 b2 b3 b4 b5 b6 b8 b9 b10 b11 b12

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close