HORDHAC: Tottenham Hotspur Vs. Real Madrid

Tottenham-vs-Real-Madrid-Champions-League-Predictions

(London) 01 Nof 2017. Real Madrid waxa ay booqan doontaa Wembley kulan adag oo ay kula leedahay Tottenham Hotspur.

Is araga labada dhinac koodi hore waxa uu ku soo dhamaaday 1-1 kulankii laba toddobaad kahor ka dhacay Madrid.

Maxaa ka cusub Real?

– Keylor Navas iyo  Gareth Bale labadaba wey ka dhaawacan yihiin Real Madrid4

– Jesus Vallejo iyo Mateo Kovacic sidoo kale waa dhaawac

– Dani Carvajal wuu ka soo kabtay wadno xanuunkii hayey balse uma muuqdo mid dheeli doona kulankan

– Raphael Varane jug ayuu ku seegi doonaa kulankan waxaana bedeli doona Nacho

RAADRAAC

-Tottenham guuldarro ayey la kulantay labadii kulan ee ugu dambeeyey oo ay dibadda aado kulamada rasmiga ah

 

SAFAFKA LA FILI KARO

Reallll

Gegida: Wembley

Saacadda Geeska Africa: 10:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Cuneyt Cakir (Turkey)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close