HORDHAC: Napoli VS. Manchester City

Napoli-vs-Manchester-City-Champions-League-Predictions

(Naples) 01 Nofeembar 2017. Manchester City waxa ay booqan doontaa Italy si ay lugta labaad ee is aragooda ula dheesho Napoli.

Ciyaartii hore ee Etihad ka dhacday waa si dirqi ah 2-1 ugu badisay City.

Maxaa ka cusub City?

– Benjamin Mendy iyo Vincent Kompany wali waa dhaawac

– Sergio Aguero iyo  Raheem Sterling oo toddobaadkan la nasiyey safka hore ayey kulankan doonayaan

-Haddii uusan Pep Guardiola garabka ka dheelsiin Gabriel Jesus keydka ayuu dhigi doonaa si Aguero duullaanka uga ciyaaro

Kevin De Bruyne huruudi dambe oo uu qaato waxa uu ku madan doonaa kulan ganaax ah

RAADRAAC

-Manchester City 3dii kulan ee ugu dambeeyey Champions League-ga wey guuleysatay

SAFAFKA LA FILI KARO

City

Gegida: San Paolo

Saacadda Geeska Africa: 10:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Felix Brych (Germany)

 Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close