Cologne oo ganaax la dul dhigay iyo Arsenal oo laga bootiyay

clo

(Europe) 30 Okt 2017. Xiriirka UEFA ayaa ganaax ku riday kooxda Cologne halka Gunners ay ganaax ka bad baaday.

Waxaa kooxda reer Germany lagu ganaaxay lacago dhan 53,000 kaddib qalalaasihii ay ka kiciyeen Emirates Stadium kulankii Europe League ay la yeesheen Arsenal 14 kii bisha September.

Waxaa sidoo kale laga ganaaxay inay iibiyaan Tikidhadooda Yurub hal kulan oo (Away) ah, waxaana lagu war galiyay inay la xiriiraan Arsenal si ay u bixyaan qasaaraha ay u geysteen.

Over 20,000 Cologne fans were understood to have travelled to the game in September 2017

Cologne ayaa loo soo saaray 3,000 oo Tikidh balse waxaa la aaminsan yahay in 20,000 oo taageerayaal ay u soo safreen London.

Waxaa jiray kumanaan taageerayaal oo Cologne ah oo la fadhiyay kuwa Arsenal.

UEFA ayaa kooxda ka dhisan Bundesliga ku eedeysay inay taageerayaasheedu tuurayeen walxaha holca, qas iyo waliba inay waxyeeleeyeen taageerayaasha Gunners.

There were five arrests made over the course of the evening amid the trouble at the Emirates

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close