Day: October 30, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Verona vs Inter Milan 1-2 (Inter oo guul dirqi ah gaartey)
Verona: Nicolas; Romulo, Heurtaux, Caracciolo, Souprayen; Verde, Bessa, Fossati, Fares; Cerci, Kean Inter: Handanovic; D’Ambrosio, Skriniar, Miranda, Nagatomo; Vecino, Gagliardini;…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kadib Messi iyo Neymar, Daacish oo markaan u hanjabtay Cristiano Ronaldo
(Moscow) 30 Okt 2017 Kooxda la magacbaxday dowlada islaamka ayaa hanjabaad hawada u marisay laacibka xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo. Daacish…
Read More » -
England
Klopp oo diiday in Mohamed Salah uu tuuro Rigoorooyinka kadib gool ku laadkii uu khasaariyay kulankii Huddersfield Town
(Liverpool) 30 Okt 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa niyad jabiyay Mohamed Salah kadib markii uu ka hor yimid…
Read More » -
Spain
Bale oo dib ugu soo laabtay tababarka ka hor inta aysan Real Madrid u safrin Tottenham
(Madrid) 30 Plt 2017. Tottenham ayaa Arbacada marti galin doonta kooxda Real Madrid tartanka Champions League. Gareth Bale ayaa la…
Read More » -
England
Wenger oo isha ku haaya saxiixa Marc-Andre Ter Stegen
(London) 30 Okt 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa isha ku haaya saxiixa goolhayaha Barcelona ee Marc-Andre ter Stegen. Express…
Read More » -
Italy
Ancelotti oo shaaciyay kooxda uu jeclaan lahaa inuu tababare u noqdo
(Roma) 30 Okt 2017 Tababarihii laga cayriyay shaqada kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa daaha ka qaaday qorshihiisa mustaqbalka dhaw.…
Read More » -
SAWIRRO: Tababarkii ugu dambeeyay ee Chelsea ka hor inta aysan u safrin Roma
(London) 30 Okt 2017. Chelsea ayaa sameysay tababarkeedii ugu dambeeyay ka hor inta aysan u safrin Talyaaniga halkaa oo ay…
Read More » -
England
Cologne oo ganaax la dul dhigay iyo Arsenal oo laga bootiyay
(Europe) 30 Okt 2017. Xiriirka UEFA ayaa ganaax ku riday kooxda Cologne halka Gunners ay ganaax ka bad baaday. Waxaa…
Read More » -
England
Man City oo TAARIIKH CUSUB u dhigtay Premier League
(England) 30 Okt 2017. Kaddib guushii ay ka gaareen West Brom, Manchester City ayaa Taariikh cusub u sameysay horyaalka Premier…
Read More » -
Spain
Laacib 10 qodob looga dhuftay Xubinta Taranka…+MUUQAAL
(Spain) 30 Okt 2017. Malaha waa Xubtinta Taranka, Haddii ayba jirto meel aadan dooneyn in Qodobo toliin ah lagaaga dhufto,…
Read More »