Day: October 29, 2017
-
Spain
Cristiano Ronaldo oo Ganaax wajihi kara kaddib guul daradii soo gaartay Real Madrid
(Catalonia) 29 Okt 2017. Real Madrid ayaa guul darro lama filaan ah kala kulantay kooxda yar ee Girona oo ku…
Read More » -
England
Mourinho oo si caro leh ugu jawaabay taageerayaasha Manchester United
(Manchester) 29 Okt 2017. Jose Mourinho ayaa si caro leh ugu jawaabay taageerayaasha Manchester United kaddib markii ay ku ooriyeen…
Read More » -
Italy
“Juventus ayaa igu qasabtay inaan ka fariisto ciyaaraha” – Gianluigi Buffon
(Torino) 29 Okt 2017 Goolhaye Gianluigi Buffon ayaa ka hadlay sababtii uu ugu dhawaaqay in dhamaadka xiliciyaareed kaan uu ka fariisanayo kubadda…
Read More » -
Champ' League
Eriksson oo dhex dhexaadin doona kulanka AS Roma vs Chelsea
(Europe) 29 Okt 2017. Garsoore Jonas Eriksson ayaa dhex dhexaadin doona kulanka Chamapions League ee Talaadada dhex maraya Roma iyo…
Read More » -
Spain
WAR CUSUB: Messi oo ka tagi kar Argentina si uu u matalo xulka Catalonia!!!!
(World) 29 Okt 2017. Gobalka ay ka dhisan tahay Barcelona ee Catalonia ayaa ku dhawaaqay gooni isku taag balse ma…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo Real Madrid ugu baaqay inay soo xero galiyaan Antoine Griezmann
(Madrid) 29 Okt 2017. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu doonayo in Real Madrid la keeno dhaliyaha Atletico Madrid ee…
Read More » -
England
Yaya Toure oo doonaya in lagu sagootiyo Champions League
(England) 29 Okt 2017. Yaya Toure ayaa doonaya in waayihiisa Man City uu ku sagootiyo koobka Champions League. Xiddiga reer…
Read More » -
England
“Inta Daafaca xirato ma dhihi kartid 3-dhibcood ayaan helay.”.
(England) 29 Okt 2017. Qaab ciyaareedka aan madadaalada iyo quruxda lahayn ee Jose Mourinho ayaa markale la dhaleeceeyay. Xiddigii hore…
Read More » -
England
Eden Hazard oo fariintan u diray Manchester City
(London) 29 Okt 2017. Eden Hazard ayaa xalay guul ku hogaamiyay Chelsea kaddib markii uu dhaliyay goolka qura ay kaga…
Read More » -
Spain
“Runtii Barcelona way dhibtootay.”. Busquets
(Spain) 29 Okt 2017. Barcelona ayaa guul loo dhibtooday xalay ka gaartay kooxda Athletic Bilbao oo ay kaga adkaatay 2-0.…
Read More »