Sidee loogu kala guuleystay Golden Boy tan iyo sidii loo aas aasay 2003-dii??

golden

(Europe) 23 Okt 2017. Da’yarkaPSG Kylian Mbappe ayaa loo caleemo saaray abaal marinta Wiilka Dahabiga ee Yurub 2017 kaddib markii uu ku garaacay weeraryahannada Manchester City iyo Barcelona Gabriel Jesus iyo Ousmane Dembele.

Si aad abaal marinta u hanato waxaa shardi ah inaad ka yartahay 21-jir isla markaana aad ka ciyaarto horyaalada waa wayn ee Yurub.

Haddaba waxaan halkan kugu heynaa sida loogu kala guuleystay Golden Boy tan iyo sidii loo aas aasay 2003-dii.

Image result for Kylian Mbappe  Golden Boy

2003 – Rafael van der Vaart

2004 – Wayne Rooney

2005 – Lionel Messi

2006 – Cesc Fabregas

2007 – Sergio Aguero

2008 – Anderson

2009 – Alexandre Pato

2010 – Mario Balotelli

2011 – Mario Gotze

2012 – Isco

2013 – Paul Pogba

2014 – Raheem Sterling

2015 – Anthony Martial

2016 – Renato Sanches

2017 – Kylian Mbappe.

rr

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close