Neymar oo xalay WAARDIYEYAAL u baahday si uu u tuuro gees ka laadyada

15087050347250

(Paris) 23 Oct 2017. Tan iyo markii uu Neymar xagaagan uga soo biiray Barcelona kooxda Paris Saint – Germain, kulankii xalay ayaa ugu dhib badnaa Brazilian-ka.

Neymar waxa uu u baahday WAARDIYEYAAL si uu u tuuro gees ka laadyada.

Waa la filayey in sawaxanku ku bato kulan sidan u daran balse wey ku adkeyeen nolosha Neymar.

Jawiga ayaa aad ugu kululaaday taas oo keentay in kaarka cas Neymar loo taago daqiiqaddii 87-aad  kaddib markii ay is galeen Florian Thauvin.

Markii uu tuurayey gees ka laadyada waxaa tarbuunka uga so dayey walxo lagu soo gamayey taas oo qasabtay in qolyaha amaanka gegida suga ay ilaaliyaan, waa dhacdo aan ugu eg tii Luis Figo markii uu Camp Nou ku soo laabtay isaga oo matalaya Real Madrid.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close