Kooxda Usbuuca ee Premier League…(Man City iyo Tottenham oo hogaaminaya)

tii

(England) 23 Okt 2017. Goal ayaa sida caadada u ahayd soo saartay kooxda Usbuuca ee Premier League iyadoo ay ku badan yihiin wiilasha Man City iyo Tottenham oo guul raaxo leh gaaray.

Chelsea ayaa ciyaar adag kaga adkaatay Watford halka ay Arsenal jilbaha u aastay Everton oo ay ku fal falaaday, Liverpool ayaa iyana jug xoogan ka soo gaartay Spurs.

Haddaba eeg Kooxda Usbuuca ee PL:

GOOLHAYE:

HUGO LLORIS | TOTTENHAM HOTSPUR

Hugo Lloris Tottenham Liverpool

DAAFACA:

BRUNO SALTOR | BRIGHTON AND HOVE ALBION

Bruno Saltor Marko Arnautovic Brighton West Ham

VIRGIL VAN DIJK | SOUTHAMPTON

Virgil Van Dijk Southampton

NICOLAS OTAMENDI | MANCHESTER CITY

Nicolas Otamendi Manchester City

FABIAN DELPH | MANCHESTER CITY

Fabian Delph Manchester City

QADKA DHEXE:

ABDOULAYE DOUCOURE | WATFORD

Abdoulaye Doucoure Watford

KEVIN DE BRUYNE | MANCHESTER CITY

Kevin De Bruyne Manchester City

DELE ALLI | TOTTENHAM HOTSPUR

Dele Alli Tottenham

MESUT OZIL | ARSENAL

Mesut Ozil Arsenal

WEERARKA:

HARRY KANE | TOTTENHAM HOTSPUR

Harry Kane Serge Aurier Tottenham

ALEXIS SANCHEZ | ARSENAL

Alexis Sanchez Arsenal Everton

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close