Abaal Marinada ay caawa FIFA ku bixin doonto London, Goorta iyo wax kasta oo aad uga baahan tahay

fff

(London) 23 Okt 2017. Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar ayaa caawa ku tartamaya abaal marinta laacibka ugu fiican ee FIFA the best.

Ronaldo oo sanadkii hore ku guuleystay ayaa abaal marintan markale ugu cad cad laakiin Messi meesha kama marna.

Carli Lloyd and Cristiano Ronaldo pose with their The Best FIFA Player Award

Goorma ayaaa la bixinayaa abaal marinta?

London Palladium ayaa abaal marinda lagu bixin doonaa marka ay saacada geeska Afrika tilmaameyso 9:30 habeenimo.

Haddaba Abaal marinnada caawa la bixin doono ayaa kala ah:

Laacibka Sanadka: Cristiano Ronaldo, Lionel Messi. Neymar

Xiddigta Sanadka: Deyna Castellanos, Carli Lloyd, Lieke Martens

Tababaraha Sanadka: Massimiliano Allegri, Antonio Conte, Zinedine Zidane

Tababaraha Sanadka (Dhadig): Nils Nielsen, Gerard Precheur, Sarina Wiegman

Goolhayaha Sanadka: Gianluigi Buffon, Keylor Navas, Manuel Neuer

Goolka Sanadka: ​Deyna Castellanos, Olivier Giroud, Oscarine Masuluke

Taageerayaasha Sanadka: ​Borussia Dortmund supporters, Celtic supporters, FC Copenhagen supporters

Kooxda Sanadka (FIFA FIFPro World 11)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close