SERIE A: Milan oo lagu dhagay iyo Roma oo gool madi ah  ku badisay

DMwBqctWkAAiRjs

(Italy) 22 Okt 2017. AC Milan oo mininkeeda joogta ayaa bar baro goolal la’aan ah la dhaafi waysay kooxda Genoa.

daafaca qiimaha badan ugu fadhiya ee  Leonardo Bonucci ayaa kaarka cas ka qaatay daqiiqadii 25-aad ee ciyaarta.

Dhanka kale AS Roma ayaa gool madi ah kaga adkaatay Torino.

Qeybtii labaad ee ciyaarta daqiiqadii 69-aad ayaa waxaa goolka u dhaliyay daaficii hore ee Manchester City Aleksandar Kolarov kubbad ahayd Free kick ama waxa loogu yeero Laadka xorta ah.

Fiorentina ayaa iyana 3-0 ku martay Benevento oo ay marti u ahayd.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close