Pogba, Ibra, Jones,  Rojo, Fellaini, Carrick iyo Bailly…(Dhaawacyada ay qabaan iyo goorta ay soo laabanayaan)

(Manchester) 22 Okt 2017. Man United ayaa la dhibtooneysa dhibaato dhaawacyo oo waxaa ka soo dhul dhacay 7-laacib oo safka hore ugu jira.

Phil Jones ayaa ah laacibkii ugu dambeeyay oo ka dhaawacma kooxda Jose Mourinho waxaana garoonka laga saaray kulankii shalay ay guul darada 2-1 kala kulmeen Huddersfield.

Phil Jones:

Nuuca dhaawaca uu qabo: Misikta.

Wuxuu maqnaa tan iyo Shalay:

Goorta la filayo inuu soo laabto: Lama garanayo oo weli lama shaacin.

Paul Pogba

Nuuca dhaawaca uu qabo : Bowdada.

Wuxuu maqnaa tan iyo: September 12

Goorta la filayo inuu soo laabto: November 5.

Zlatan Ibrahimovic

Nuuca dhaawaca uu qabo: Jilibka.

Wuxuu maqnaa tan iyo: April 20

Goorta la filayo inuu soo laabto: December 16.

Marcos Rojo

Nuuca dhaawaca uu qabo: Jilibka

Wuxuu maqnaa tan iyo: April 20

Goorta la filayo inuu soo laabto: November 5.

Michael Carrick

Nuuca dhaawaca uu qabo: Kubka.

Wuxuu maqnaa tan iyo: September 24

Goorta la filayo inuu soo laabto: Unknown.

Marouane Fellaini

Nuuca dhaawaca uu qabo: Jilibka.

Wuxuu maqnaa tan iyo: October 7

Goorta la filayo inuu soo laabto: October 28.

Eric Bailly

Nuuca dhaawaca uu qabo: Gumaarka.

Wuxuu maqnaa tan iyo: October 14

Goorta la filayo inuu soo laabto: October 28.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close