HORDHAC: Torino Vs. Roma

Torino-vs-Roma-Italian-Serie-A-LeagueLane-Predictions

(Turin) 22 Oct 2017. Roma waxa ay booqan doonta Turin kulan ka tirsan Serie A-ga.

Kooxda ka dhisan caasimadda Italy dooni meyso in ay ka harto kooxaha loolanka ugu jira tartanka ololahan.

Maxaa ka cusub Roma?

-Roma waxaa ka maqan maanta Federico Fazio iyo  Kostas Manolas

– Leandro Castán ayaa ka soo muuqan doona shaxda Eusebio Di Francesco

-Waxaa sidoo kale safka safray ee Roma raacay Patrik Schick iyo Gregoire Defrel

RAADRAAC

-Roma 10kii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga ee ay dibadda ku soo dheeshay wey badisay

-Roma 3dii kulan ee ugu dambeeyey ee ay banaanka ku soo ciyaartay Serie A-ga shabaqeeda wey ilaashatay

SAFAFKA LA FILI KARO

1

Gegida: Olimpico Grande Torino

Saacadda Geeska Africa: 4Pm

Dhex dhexaadiyaha: Antonio Damato

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close