HORDHAC: Milan Vs. Genoa

AC-Milan-vs-Genoa-Italian-Serie-A-LeagueLane-Predictions

(Milan) 22 Oct 2017. Milan waxaa ka go’an toddobaadkan in ay ku soo laabato dhabbihii guulaha.

Kooxda Rossoneri dhibic kama aysan helin 9kii ugu dambeeyey ee horyaalka.

Maxaa Milan ka cusub?

-AC Milan waxaa u soo laabtay Hakan Calhanoglu – kaas oo ganaax uga maqnaa

– Suso iyo  Bonaventura waxa ay fursad wey u haystaan in ay safka kowaad ku soo bilowdaan

– André Silva duullaanka dhexe ayuu hogaamin doonaa

RAADRAAC

-AC Milan waa laga badiyey saddexdii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga

SAFAFKA LA FILI KARO

2

Gegida: San Siro

Saacadda Geeska Africa: 3Pm

Dhex dhexaadiyaha: Piero Giacomelli

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close