HORDHAC: Huddersfield Vs. Manchester United

Huddersfield-vs-Manchester-United-EPL-LeagueLane-Predictions

(Manchester) 21 Oct 2017. Manchester United waxaa taako loo dhigay kulankii ugu dambeeyey ee ay Anfield kula soo dheeshay Liverpool, waxa uu ku soo dhammaaday 0-0.

Jose Mourinho waxa uu rajeynayaa in uu dib dhabbihii guulaha ugu soo laabto.

Maxaa ka cusub United?

-Marcus Rashford dhaawac jilibka ah ayaa ku soo gaaray kulankii Benfica balse Mourinho waxa uu sheegay in uu diyaar u yahay maanta Huddersfield

-Eric Bailly kulankii saddexaad ayuu ku seegi doonaa dhaawac gumaarka ah

-Ashley Young wuu ku soo bilaaban doonaa kaddib markii la nasiyey kulankii Benfica

-Marcos Rojo laba toddobaad ayaa u harsan

– Michael Carrick, Marouane Fellaini and Zlatan Ibrahimovic waa wada dhaawac

RAADRAAC

-Manchester United 9 ka mida 10kii kulan ee ugu dambeeyey shabaqeeda wey ilaashatay

–  shan ka mida 6dii kulan ee ugu dambeeyey Premier League-ga goolba ma dhalin

-Manchester United 10kii kulan ee ugu dambeeyey Premier League-ga lagama badin

SAFAFKA LA FILI KARO

gogg

Gegida: John Smith

Saacadda Geeska Africa: 5Pm

Dhex dhexaadiyaha: Lee Mason

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close