Dacwad ooge soo jeediyay in xabsiga la dhigo Fabrizio Miccoli

(Palermo) 21 Okt 2017 – Dacwad ooge reer Palermo ah ayaa codsaday in 4 bilood xabsiga la dhigo qannaaskii hore ee Juventus iyo Fiorentina ee Fabrizio Miccoli.
Ninkan 37-jirka ah ayaa saaxiibkii Mauro Lauricella, ka caawiyay inuu dib u helo lacag dhamayd €12,000 oo disco uga jirtey, balse dacwad oogahan ayaa ku eedaynaya inuu gacan ka hadal u adeegsadey arrintaa.

Sidaa darteed, wuxuu dacwad oogaha Palermo soo jeediyay in Miccoli xabsiga la dhigo muddo 4 bilood ah waloow uu laacibkii hore iyo qarreenkiisu ay beeniyeen inuu laacibku wax dembi ah leeyahay sida uu qorayo warsidaha Corriere del Mezzogiorno.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close