DAAWO: Pedro oo Chelsea u dhaliyay gool u tartami kara goolka Sanadka Premier League

daaw

(London) 21 Okt 2017. Pedro ayaa gool aan innaba caadi ahayn hogaanka ugu dhiibay Chelsea ciyaartii ay dhawaan 4-2 uga adkaadeen kooxda Watford horyaalka Premier League.

Batshuayi oo badel ku yimid ayaa bad baadiyay Chelsea kaddib markii goolkii Pedro loogu badelay 2-gool.

Haddaba daawo goolka PEDRO ee caaqibada lahaa:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close