Day: October 19, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: AC Milan vs AEK Athens 0-0 (Milan oo ciyaar ilka la’aan ah soo bandhigtay)
Milan: G Donnarumma; Musacchio, Bonucci, Rodriguez; Calabria, Suso, Locatelli, Calhanoglu, Bonaventura; Andre Silva, Cutrone Kaydka: Storari, Paletta, Biglia, Kessie, Montolivo,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: FK Crvena Zvezda vs Arsenal 0-1, Nice vs Lazio 1-3
FK Crvena Zvezda vs Arsenal 0-1 Nice vs Lazio 1-3 Gool FM
Read More » -
England
Wakiilka Karim Benzema oo beeniyay wadahadalada Arsenal
(Madrid) 19 Okt 2017 Wakiilka weerar yahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu wadahadal kula jiro Arsenal.…
Read More » -
England
Man United oo wadahadal heshiis kordhin ah la furtay Jose Mourinho
(Manchester) 19 Okt 2017 Tababare Jose Mourinho ayaa wadahadal heshiis kordhin ah la furay kooxdiisa Manchester United. Qandaraaska Mourinho ee Man…
Read More » -
Spain
Navas iyo Varane oo seegay tababarkii saaka ee Real Madrid ka hor kulanka Eibar
(Madrid) 19 Okt 2017 Tababare Zidane ayaa helaya war uusan ku farxin kadib markii ay saaka seegeen tababarka kooxda ciyaartoy muhiim…
Read More » -
England
“Ma rumaysan karo waxa uu samaynayo Salah” – Michael Owen
(Liverpool) 19 Okt 2017 Halyeeygii hore ee kooxda Liverpool Michael Owen ayaa la dhacsan qaab ciyaareed Mohamed Salah. Laacibka reer Masar ayaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Nasser Al-Khelaifi oo si kooban uga hadlay baaritaanka lagu haayo isaga
(Paris) 19 Okt 2017 Milkiilaha kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi ayaa markii ugu horaysay ka hadlay baaritaanka ku socda isaga. Nasser Al-Khelaifi…
Read More » -
Italy
Arturo Vidal oo ku dhaw inuu dib ugu laabto horyaalka talyaaniga
(Milan) 19 Okt 2017 Laacibka reer Chile ee Arturo Vidal ayaa qorshaynaya inuu isaga tago kooxdiisa haatan ee Bayern Munich. Arturo Vidal…
Read More » -
France
“Waan caawinayaa Mbappe si lamid ah sidii uu ii caawiyay Messi” – Neymar
(Paris) 19 Okt 2017 Neymar ayaa sheegay inuu caawinayo da’yarka reer France ee Kylian Mbappe kaas oo waqti yar ka hor ku…
Read More » -
Wararka
Hazard: Ma aqaan ujeedkuu ii bedelay Conte xalay
(London) 19 Oct 2017. Eden Hazard waxa uu sheegay in uusan ka war qabin sababta dhalisay in Antonio Conte uu ka…
Read More »