HORDHAC: Juventus Vs. Sporting CP

Juventus-vs-Sporting-CP-Champions-League-Predictions

(Turin) 18 Oct 2017. Juventus waxa ay soo dhaweyn doontaa Sporting CP kulana saddexaad ee Champions League-ga heerka Group-yada.

Wiilasha Allgeri waxa ay toddobaadkan jab kala kulmeen Lazio balse waxa ay rabaan in ay iska dhaqaan guuldaradaas oo ay dib dhabihii guusha santa ula helaan.

 Maxaa ka cusub Juve?

– Stefano Sturaro ayaa sii wadi doonaa ka dheelidda dadabka middig maadama ay dhammaan wada maqan yihiin with Stephan Lichtsteiner, Benedikt Höwedes iyo Mattia De Sciglio

– Miralem Pjanic shaki ayaa ku jira in uu kulankan dheeli karo  waxa uuna dhaawac ku seegay saddexdii kulan ee ugu dambeeyey

– Sami Khedira waxa uu ka soo laabtay dhaawicii uu muddada ku maqnaa

– Claudio Marchisio isaga shaki ayaa ku jira in uu dheeli doono iyo in kale

-Paulo Dybala oo la nasiyey toddobaadkan isagu waa diyaar

RAADRAAC

-Juventus si lama filaan ah ayaa 2-1 waxaa uga badisay toddobaadkan Lazio –  Maxi Allegri jawaab ayaa rabaa

-Juventus shabaqeeda wey ilaashatay 4 ka mida shanti kulan ee ugu dambeeysay

SAFAFKA LA FILI KARO

j

Gegida: Allianz  

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Michael Oliver (England)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close